Prf Xasan Sheekh Cali oo kamid ah Siyaasiyiinta soomaaliya syaa si yaab leh ku micneeyay ujeedka hadalkii caan baxay ee madaxweynihii Hore soomaaliya ka yidhi Fagaaraha ee suma walaahay,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Siyaasigan ayaa hadalkii sheekh shariif ku sarifay ama ku micneeyay in uu lamid yahay Nin Xaaskiiga ku yidhi ”Xadiyooy Carurta iyo Guriga siwacan u dhaq hadii kale waan ku furaya”,
Taaso macnaheedu yahay Madaxweyne Farmaajow Xamar iyo Dalka soomaaliya siwacan udhaq hadii kale waanu ku eryana,
