Deg Deg Daawo:Ciidankii Jabhada Caare Oo ka Horyimid Heshiiskii Caare La Galay Muuse Biixi,

Qaar kamid ah Ciidamada Jabhada Dulmidiid ee Kornayl caare hogaamin jiray ayaa ka horyimid Heshiiskii caare la Galay Muuse Biixi,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saraakiisha Jabhada qaar kamid ah oo la hadlay warbaahinta waxay sheegen in Dagaalkii ay kula jiren Taliska Muuse Biixi ay sii wadi doonan islamarkaana is dhiibista Caare aysan waxba u dhibi doonin hawlihii Jabhada.

 43 total views,  1 views today