
Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag waxaa ka dhacay Arrin aad shacabka deegaankaasi uga naxen taaso ah In masuulka Maamulka Puntland u qaabilsan Sanaag Gaar Ahaan Badhasaabka Badhan uu kufsi u geestay Haweenay Shaqo uraadsatay,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shabakada Khaatumonews waxaa soo gaadhay waraysi laga qaaday haweenayda La kufsaday oo ka hadlaysa sida wax udhecen

39 total views, 1 views today