
Magaalada Saaxdheer EE Koofurta Gobolka Sool Waxaa ka Dilaacay Xanuun Iyo Shuban aad usaameeyay Bulshada Deegaankaasi,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Inta La Xaqiiyey 2 Caruura Ayaa Ku dhintay Magaalada Saaxdheer Xanuun Qufac, Xumad Iyo Shuban Kaasi Oo Sababtay Dhimashada Labadda Caruura In Ay U Geeriyoodan,Ku Dhawaad 70 Ruux Ayaa U Jiifa,

49 total views, 1 views today