Deg Deg Daawo:Puntland oo Lacag iyo Xabsi ku xukuntay Siyaasiyiin,

Maxkamadda darajada 1-aad ee gobolka Bari ayaa maanta xukunno isugi jira xabsi iyo ganaax lacageed ku ridday, Siyaasi Muuse Cali Jaamac iyo Odayaal kale oo mudda bil ah ku xirnaa magaalada Boosaaso.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siyaasiga iyo Odayaasha ayaa la xiray kadib markii Xukuumadda Puntland ay ku eedaysay kicin dadweyne iyo aflagaado ay u geysteen madaxda Puntland.

Maxkamadda ayaa saddex bilood ah oo xabsiya iyo ganaax lacageed oo dhan min $500 oo Dollar ku xukuntay Siyaasi Muuse Cali Jaamac, Nabadoon Cabdullaahi Yuusuf Buuxe iyo Nabadoon Cawad Aadan Maxamed.

 39 total views,  1 views today