War Deg Deg Ah:Dawlada Somalia Oo Xayiraad dhaqaalle kusoo Rogtay Galmudug,

Warqad ka soo baxday xaafiiska hanta dhowraha guud ee Qaran ayaa dalbaday in la hakiyo habka kharash bixinta maamul goboleedka Galmudug markii laga reebo bixinta mushaharaadka shaqaalaha iyo kharashka ku baxaya ciidanka.

Xayiraadan dhaqaalle ee lagu soo rogay madaxda Galmudug Ayaa kusoo beegmaysa xili Khilaaf hor leh uu ka dhex qarxay Dawlada soomaaliya iyo madaxweyne Xaaf,