Daawo:’Iyadoo Somaliland U Doodaysa Ayuu Mikirifoonka Ka Damiyay’Halkani waa Aqalka Barlamaanka Somalia;

Haweenay kamid ah Barlamaanka Dawlada Fadaraalka Soomaaliya islamarkaana ah xubnaha laga soo doorto Deegaanada SNM ee loo yaqaan somaliland ayaa maanaa dood ay ku difacayso maamulka gooni goosadka ah ee soamliland ka jeedisay aqalka Barlamaanka Soomaaliya,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dooda xildhibaanadan waxaa dhibsaday guddiga sare barlamaanka soomaaliya iyadoo xildhibaan kamid ah gudiga Anshaxu ka Bakhtiiyay Codbaahiyaha islamarkaana u raaciyay qosol markii ay ku qabatay inuu ka damiyay Mikirifoonka