
Masaajidka Salaaxudiin oo Dib u Dhisid Lagu Waday ayaa Maanta Xadhiga Laga Jaray masaajidkan ayaa Kamid ah masaajidadka Ugu Waaweyn Buuhoodle.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Isimada Gobolka Cayn oo u hogaaminaayo Garaad Cabdirashiid waraaba dheere Suldaan siciid iyo Culimada Gobolka Ayaa kala qeyb gashay xaflada,

42 total views, 1 views today