Deg Deg Daawo:Sheekh Shaakir Muxuu ka yiri Xildhibaanada maanta loo ansaxiyey Ahlu-sunna?

War qoraal ah oo ka soo baxay Gudigga Doorashooyinka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Liiska 20 Xildhibaan kuwaas dhowaan oo ay soo Gudbiyeen madaxda Ahlu-Sunna Waljamaaca.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Guddiga Farsamada maamul u dhisidda Galmudug ayaa aqbalay liiska xildhibaanada ugu horeeya ee Galmudug oo ay soo gudbiyeen Ahlu-Sunna Waljamaaca.

Sheekh Shaakur Madaxa Xukumada Galmudug ayaa isna soodhaweeyay Xildhibanada maanta la meel mariyay,

 41 total views,  1 views today