Daawo:Aroos yaab leh Nin Somali ah iyo Gabadh South african Ah,

Dalka  south african waxaa ka dhacay Aroos cajiib ah oo ay dhigten Lamaane gabadhu tahay  south african iyo Wiil Soomaali Ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Arooskan ayaa aad u soo jiitay indhaha shacabka dalka  south african iyo indhaha Shacabka soomaaliyeed,