
Xarunta Dhalaankiyo Hooyada Dagmada Widhwidh Shaqada Deegaanka Uhayso iyo Halka Xanuunkii Marayo haleelay Caruurta Deegaanka .
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xaalada Caafimaad Ee Dagmada Widhwidh Ayaa ah Mid Hada Soo Fiicnaanaysa Kadib Xanuunki Haleelay Caruurta Deeganka
Xaruntan Dagmada Widh-widh Ayaa Door Muhiima kaqaadatay Kaalmaynta Dadkii Xanuusanyay
Shaqaalaha iyo Masuliyiinta Xaruntan Ayaa Hadh iyo Habeen Usoojeeday Dadkan Xanuusanyay oo ka kala imaanayay Miiga Iyo Magaalada Labadii Isbuuc ee Udanbeeyaay
Dadkan Xanuusanayay Ayaa Helayay Daawo iyo Jiif Bilaash ah iyo SHaqaale Daacad Ugu Adeegayay
Maaha’ markii Uhoraysay ay Xaruntani Door Muhiima kaqaadatay Ugargaarida Dadka iyo Deegaabkooda marka ay timaado Xaalado Noocan oo kale ah .

41 total views, 1 views today