Deg Deg Daawo:Haboon Axmed Oo Weerartay Deni iyo Xildhiibana Dhulbahante,

Haboon Axmed oo kamid ah Hablaha Gobolka Cayn ayaa si kulul uga hadashay hadalo ka soo yeedhay dhawaan xubno ay kamid yihiin xildhibaanada SSC ee ku jira maamulka puntland,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale waxay Haboon Axmed ka Hadashay hadalkii dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha Puntland,