Deg Deg Daawo::Dawladda Jabuuti Oo U Hanjabtay Fanaanka Maxamed BK

Dawlada Jabuuti ayaa si kulul uga hadashay dhawaaqa ka soo yeedhay dhawaan Fanaanka Maxamed BK oo ku digtay Shacabkii lagu Laayay Qaraxii Ex Kantarool Afgooye,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xukumadda Jabuuti waxay sheegtay in Baasaboorka uu ku tagay Dalka Ingiriiska Maxamed BK uu yahay Kan dalka Jabuuti islamarkaana ay kala laaban doonto macquulna aysan ahayn in uu dalka Uk kusii joogo Baasboorka Jabuuti isagaoo Ku raaxaysanaya dhibka shacabka Muqdisho,