Xildhibaan Jeesow oo kamid ah Barlamaanka soomaaliya ayaa fariin hanjabaad ah udiray afhayeenka Al-shabaab Cali dheere,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Cali Dheere dhiiggeenna Baneysay ama ha Banneynin inta badan dhallinyaradeenna waan kaasoo reebaneynaa adiga kaligaanaa Baadiyaha kugu dileynaa Insha Allaah” Ayuu yidhi Xildhibana Jeesow,