Korneyl Caarre iyo ciidamadiisa ayaa goordhoweyd maanta soo gaadhay duleedka Ceerigaabo waxaanna la dejiyay deegaanka karinta halkaas oo ay joogayaan ilaa beri inta laga diyaarinayo soo dhoweyn maqaamkeedu sareeyo oo loogu samaynayo Magaaladda Ceerigaabo.
Madaxdhaqameedka beesha korneylka iyo xukuumadda ayaa is afgarad buuxa ka gaadhay tabashadii jabhadaasi waxaanay kamid noqon doonaan ciidamada Qaranka.
Caare ayaa mudo labo sano iyo dheeraad ah ku jiray duurka kaaso ugu danbayn isku dhiibay taliska Muuse Biixi oo u hore uga mid ahaa,
