¬†Wasiirkii Qorshaynta Jubbaland Adam Aw- Xirsi ayaa xilka iska casilay. Qoraalkan hoose ayuuna ku micnaynayaa sababta. Waxaana Qoraalka Wasiirkan Iscasilay Ka muuqda Sida uu uga xun yahay in Kismaayo ay ka dhacan Dabaaldagyo lagu soodhaweynaayo wasiir Janan oo Maanta Soo gaadhey. “Laga billaabo maanta, waxaan iska casilay xilkii wasiirnimada eeContinue Reading

Waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug ka socda mudaharaad xoogan oo lagu taageeraayo Madaxweynaha Galmudug Sheekh Shaakir. HALKAN KA DAAWO VIDEO Banaanbaxan oo aad u xoogan ayaa guud ahaan Magaalada Dhusamareeb gilgilay iyadoo lagu taageeray Sheekh Shaakir iyo KU xigeenkiisa islamarkaana lagu diidan yahay Dawlada soomaaliya,Continue Reading

Wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Janan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo xarunta maamulka Jubaland, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Khaatumonews.com Cabdirashiid Janan ayaa dekedda Kismaayo ku tegay doon, waxaana kadib loo gudbiyey madaxtooyada Jubaland oo uu hadda ku sugan yahay. Wararka aan helnay ayaa sheegay inContinue Reading