Badhan{ Khaatumonews }Weftigii Maamulka Puntland ee uu hogaaminaayay Abwaan Cabdirashiid Yusuf Jibriil oo Soomaaliland Ka soo baacsatay Kalgubataale oo hadaftimo dhanka Badhan Ka xigta.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Warar aanu ka helay ilo goob joogayaal ah ayaa noo sheegay in Ciidankii Maamulka Soomaaliland ee joogay Yubbe uu ku soo dhaqaaqay Weftigii Maamulka Puntland oo damacsanaa inay tagaan hadaftimo.

Maleeshiyaad badan ayaa lagu soo dhaqaajiyay Ka dib markii laga war helay in Weftigii Puntland doonayaan. Inay tagaan hadaftimo.

Weftigii Puntland ayaa la soo baacsaday hadana waxay joogaan Badhan oo ay uga baxi doonaan dhanka Garoowe.

Dadka mandaqada ayaa u arka in Puntland Soomaaliland ku soo dhawaynayso sidii ay Gobolka u qabsan laheed.