Deg Deg Daawo::Somaliland Oo War Culus Ka Soo Saartay Sanadka 2020,

Maamulka Somaliland ayaa soo saaray war uu kaga mamnucaayo guud ahaan deeganada maamulkaasi ka taliyo in laga sameeyo munaasibado loogu dabaaldagaayo sanadka cusub ee 2020,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta maamulka somaliland Sheekh Khaliif Ayaa sheegay inay mamnuux tahay in la sameeyo munaasibado loogu dabaaldagaayo sanadka cusub sidoo kale wuxuu amray ciidamada maamulkaasi inay ka hortaagan xafladaha soodhaweynta sanadka,