Deg Deg Daawo:Haweenay Muuse Biixi Xasuusisay Labo Maalin Oo Halis Badan

Haweenay Lagu magacaabo Hibo Samadoon oo ku sugan Magaalada Hargaysa ayaa fariimo kala duwan u dirtay Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya kan maamul beeleedka soomaaliland iyo madaxweynaha jabuuti.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hibo Ayaa sidoo kale ka hadashay qaraxii muqdisho ka dhacay sabtidii iyo xaalada soomaaliya iyo labo Ayaamood oo muuse biixi ay aragtay isagao ku sugan xaalad halis badan,