Fanaanka Maxamed BK ayaa raali galin ka bixiyay hadal ka soo yeedhay dhawaan markii qarax lagu dhamaatay ka dhacay muqdisho,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maxamed BK ayaa sheegay in uu raali galin sinaayo shacabka soomaaliyeed ee muqdisho,

Fanaanka BK ayaa sidoo kale sheegay inay iskaga qasan tahay siyaasadda iyo Fanku islamarkaana uu kala saari doono.

Dhanka kale waxaa usheegay in Uu Socdaal ku tagi doono caasimada soomaaliya muqdisho,

“Soomaali oo dhan waan ka raaligelinayaa, Khaladkaygi waan qaatay, Muqdisho iyo shacabka ku dhaqan laba goor baan raaligelinayaa, Aniga Siyaasada iyo Fanka ayaa iska kay dhex galay, Siyaasad dambe laygu qaban maayo, Muqdisho waan jecelahay waxaan leeyahay Cimaamada ayaa iga dhacday ee Cimaamada halaygu qabto, Safarkayga ugu horeeya markaan iminka soo noqdona Muqdisho ayaan tagayaa, meelkasta oo Soomaali leedahay baan tagayaa waxaan ahay Fanaan Soomaaliyeed”