Deg Deg Daawo:Beeshi Isaaq Soo Galisay laascaanood Oo War Cabasho Ah udirtay Muuse Biixi,

Waxaa deegaanka Gobolka sool shir balaadhan ku qabtay Xubno kamid ah Beesha jaamac Siyaad ee Maxamuud Garaad Dhulbahante,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaashan ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Taliska Muuse Biixi oo Ay sheegen in uu dhabarka ujeediyay islamarkaana Kawada Baaciyay xubnihii maamulkaasi ugu jiray,

Beeshan oo kamid ah Beelaha Dhulbahante ee Taliska Muuse Biixi iyo Isaaqba Gacan saarka wacan laleh islamarkaana ah dadkii kusoo hogaamiyay Laascaanood Isaaq ayaa hada u muuqda kuwo ku haftay Taliska Muuse Biixi,