Deg Deg Daawo:Beesha Bahararsame Oo Ka digtay Colaada Horufadhi,

Odayaasha waxgarad beesha Bahrarsame ee degmada Kalabaydh ee Gobolka sool ayaa ka hadlay xiisad Coladeed oo ka taagan Deegaanka Horufadhi ee Gobolka Cayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka Kalabaydh ayaa ku baaqay in Nabad lagu soo dhameeyo xiisada ka dhex taagan Beelaha Hagar iyo Hayaag ee Ka taagan horufadhi kadiban waxay ku baaqeyn in la kala qaado maleeshiyaadka,