Daawo:Odayaasha Buuhoodle Oo Ka Hadlay Xiisad Ka taagan Horufadhi,

Ahmed Xaaji Maxamed Ileeye oo Ka hadlay Dilkii dhawaan ka dhacay Degmada Horufadhi” Kuna Baaqay in Nabada Labada Beeleed Laga shaqeeyo.