
Wasiirka Warfaafinta Maamul Beeleedka isaaq Saleebaan Cali koore ayaa maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Saleebaan cali koore oo ka hadlaya Taariikhda darawiish-ta iyo Xuskeeda ayaa sheegay in Somaliland leedahay taariikh-daa Darawiish-ta islamarkaana ay u xusayan si weyn.
Su aash isweydiinta leh ayaa ah tolow Goormay cid walib yeelatay Taariikhda Darawiish-ta islamarkaana waliba isaaq yeeshay.

68 total views, 1 views today