Deg Deg Daawo::Cabdiraxmaan Cirro Ka Hadlay Qaraxii Xamar Ee Muuse Biixi Ka Aamusay,

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta ka hadlay qaraxii shalay ka dhacay Ex Kontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dad badan ku dhinteen halka kuwa kalena ku dhaawacmeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Ciro ayaa sheegay inaysan jirin naxdin iyo tiiraanyo ka weyn in la gumaado shacab aan waxba galabsan, isagoona ka tacsiyadeeyay ehelada dadkii ku naf waayey qaraxaasi bahalnimada ahaa.