
Mudaneyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Axadii maanta 29-ka December, 2019, akhrinta labaad marsiiyey Miisaaniyadda dowladda ee 2020-ka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Barlamaanka Soomaaliya ayaa sidoo kale shaaciyay qarashka ku baxaya wadahadalka Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo maamulka Beesha isaaq,

44 total views, 1 views today