Daawo::Maxamed BK Oo yidhi”Haday Muqdisho Doonayso in Qaraxu ka Joogsado Somaliland Ha Fasaxdo”

Fanaanka Reer Hargaysa Maxamed Bk ayaa Si jeesjees ah uga hadlay Qaraxii Ka dhacay Shalay caasimada soomaaliya ee Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

BK oo ka hadlaya Qaraxyada Muqdisho ayaa yidhi” anigu cidna kama haybadeysto. Markaasuu haddana sii yidhi haddii Muqdisho ay rabto in qaraxu ka joogsado Somaliland ha ictiraafto”

Fanaanka BK oo fagaare London ku yaalla ka hadlay.Wuxuu xidhiidh ka dhaxaysiiyay ictiraafka Somaliland iyo Qaraxa Muqdisho.