
Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad ayaa Warbahainta usheegay in Dowlada Soomaaliya ay Sabab utahay in Shacabka lagu laayo Canshuurti laga qaaday.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale waxaa uu Ku Baaqay in Shacabku sameeyan Mudaharaad xoogan oo looga soo Horjeedo Fashilka amni ee Xukumada Soomaaliya ee Madaxweyne Farmaajo,

37 total views, 1 views today