
Shacabka Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag ayaa si balaadhan usoo dhaweeyay Gudoomiye Cabdirashidi abwaanka oo ah gudooomiyaha Barlamaanka Puntland,
Gudomiye Cabdirashiid {abwaanka} Ayaa badalay gudoomiye Dhoobo daareed waxaana lagu xasuusta in XIlii Kursiga laga qadaayay Dhoobo daareed in Dhiig badan ku daatay
Gudoomiye Cabdirshiid oo hada ah gudoomiyaha Barlamaanka Puntalnd iyo Ex Gudoomiye dhoobo daareed ayaa ka soo wada jeeda isku beel.








42 total views, 1 views today