Daawo:Xasan Sheekh Oo yidhi ”Alshabaab Dhagax la Dhigay Wado iyo Jid xidhan Celin Maayo’

Madaxweynihii Hore soonmaaliya xasan Sheekh maxamuud oo caawa warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa si kulul ula hadlay Xukumada madaxweyne Farmaajo,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

‘Dowladu wa inay wax ka badashaa siyaasadeeda amniga Muqdisho sida loo la tacaalooyo si kahaboon oo loola tacaali karo ayaa jirto gaabis ayaa meeshaas kajiro sidan waxba kuma socon karaan cadow waye dad waaye waxa dadka laaynayo”

Madaxweynihi hore oo sii hadlay aya yiri ‘dhagax jidka la dhigay iyo caro meel la tuuray macelin karaan dadku dadaa celin kara dowladu dib ueeegis balaaran haku sameyso Siyaasada amniga guud shaan”