
Xarunta PDRC ee Garoowe waxaa xalay lagu qabtay madasha PDRC Talk oo uu marti ku ahaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, kulankan oo loogu magacdaray Xaalada guud ee Puntland iyo doorashada Somaliya ee 2021 ayaa su’aalo lagu waydiinayay madaxweynaha
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxwaynaha Puntland Dani oo Qubad dheer jeediyay ayaa sheegay in SSC iyo Khaatumo ay ka dhasheen Maxkamadihii

41 total views, 1 views today