Maamul beeleedka soomaaliland ayaa dhawaan ciidamo kamid ah kuwu Maamulka somaliland u diray in ay gudaha ugalaan Deegaanada Beesh warsangali Gaar ahaan Deegaana Yubbe iyo Badhan,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ciidankan ayaa xiligan ku sugan ban udheexeya ceerigaabo Iyo Deegaanka Yubbe Sida usheegay Xildhibaan kamid ah maamulka Muuse Biixi, kana soo jeeda Badhan,
Xildhbaankan Ayaa sheegay in dhaxan xoogan ay xiligan ku haleeshay ciidanka ku sugan Bankaasi islamarkana wuxuu ugu baaqay Muuse Biixi in uu Ka soo raro maleeshuiyaadkan ku Haftoobay Banaanka,
