Gudoomiyihii Hore Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar ayaa diiday in uu salaanta ka qaado Muuse Bixii islamarkaana usheegay in Ka reer Burco ahaan miyo iyo Magaalo uu madaxweyne u yahay Cirku.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Biixi oo aad uga cabsi qabay ninka aadka u xanaaqsan ayaa ku dajiyay siyaasiga in uu laabta galiyo oo dhunkado,