
Shacabka Deegaanka Gardafuu ee Bariga FOG ee Puntland ayaa dhawaan waxaa socdaal ku tagay madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Axmed Karaash,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba shacabka Gobolkaasi oo saluugay sahaydii uu waday Madaxweyne Ku xigeenka Pl karaash aya sameeyay Muqaal qosol badan oo laga jilaayo axmed karaash,

41 total views, 1 views today