Daawo::Beesha Isaaq Oo Ka Hadlisay Koox Sheegatay Baho Axmed.

Maamul Beeleedka Isaaq ayaa ka hadliyay Koox Sheegatay Odayaal ku hadlaya afka Beelaha Baho Axmed ee {Axmed Garaad} qeybo kamid ah Kuwaaso sheeganaya i ay diidan yihiin Halganka Jabhada SSC,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waa beeshi ugu horaysay ee lugaha lagasha Dhiiqo iyo fadeexad iyagoo sheeganaya Baho axmed islamarkaana ka hor imaanaya Jabhada Xoraynta SSC,

Ficilkan kooxdan ku hadlinaya ayaa kamid ah Ficilada Beesha isaaq u adeegsato Inta badan wax magarato lid ku ah dhaq dhaqaaqa xoraynta Gobolada SSC.