Jabhada SSC Oo Isku Fidisay Gobolka Sool iyo Cabsi La Daristay Maleeshiyada Isaaq,

Jabhada dib u xorayta Gobolada Khaatumo Ee SSC ayaa laga dareemaya guud ahaan gobolada SSC,

Jabhada Ayaa isku balaadhisay inta badan Gobolka sool waxaana jira dhaqdhaqaaq iyo cabsi xoogan oo taliska Beesha isaaq ee Muuse Bixii uu ka qabo jabhadaasi.

Gobolka sool oo ah halka ay biyo dhigen Maleeshiyaadka Beesha isaaq ee Hargaysa ka soo haajiray ayaa Jabhadu aad ugu si qulqulaysa,

Magaalada laascaanood ee caasimada Gobolka sool shacab weynaha ku nool waxay aad iyana u hadal hayan islamarkaana taageero xoogan u hayan jabhada SSC,.

Daba qoodhiga ushaqeeya beesha isaaq iyana waxaa la soo daristay cabsi xoogan oo ku riday Hurdo la aan iyo walwal joogto ah.

Sidoo kale Xubno Hargaysa Muuse Biixi ka soo dirilahaa oo Buuhoodle ku soo wajahna ayaa baqdin xoogan ka qaba Jabhada iyagoona ilaa hada mudo ka meeraysanaya safarka Buuhoodle.