Deg Deg Daawo:Madaxweynaha AWDAL STATE Oo Ka Hadlay Xaalada Borama

Prof: Abdisamad Nageeye madaxweynaha maamulka AWDAL State ayaa si kulul uga hadlay tacadiga xadhiga iyo Dulmiga maamul beeleedka Isaaq ku hayo shacabka Borama.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay xadhiga suldaan Abshir oo u xidhan Maamul Beeleedka Isaaq,