Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo yidhi”Hadhaagii Siyaad Barre La Hadli Mayno’

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal cali waraabe ayaa sheegay in maamulka Somaliland hada diyaar u ahayn inay wadahadal la furan Xukumada Farmaajo,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadhaagii Siyaad Bare La Hadli Mayno, Farmaajana Waddadii Adeerkii Ayuu Haya“Faysal Cali Waraabe