
Raysal wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaaciyay oo carabka ku dhuftay hadal aad uga dhex guuxaya madaxweyne Farmaajo kaaso ah in uu ka qabto dalka soomaaliya doorasho u eg ama loo eekaysiiyay {one person and one vote}. hal qof iyo hal cod
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mahdi Guuleed ayaa shaaciyay in Madaxweyne Farmaajo ay ka Go’an tahay Hirgalinta Doorashada oo xiligan cid la ogol aysan jirin,

52 total views, 1 views today