Daawo:Ubax Cabdi Olol Oo Ka Hadashay Xafladii Maakhir iyo Khaatumo,

Ubax Cabdi Olol oo hadal qiimo badan ka jeedisay midnimadii Khaatumo iyo Maakhir oo lagu qabtay magaalada Minneapolis.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Haweenaydan oo kamid ah Hablaha Aadka ugu ololeeya Qadiyada Deegaanka SSC ayaa sheegtay in looga fadhiyo Khayre iyo Farmaajo Aqoonsiga maamulada Maakhir iyo Khaatumo,