
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo u waramay TV-ga Somali Cable ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka ee lagu wado inay dalka ka dhacaan sanadka 2020/2021.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Lafta-gareen ayaa sheegay in ka maamul ahaan uu aaminsan yahay in doorasho qof iyo cod ah aysan xilligan dalka ka dhici karin, taas bedelkeedna uu doonayo in dib loogu noqdo nidaamkii 4.5-ka.

42 total views, 1 views today