DAAWO:Gudoomiyaha Boosaaso “Waxaanu sameeynay Dad Facebook naga Difaaco’

Gudoomiyaha Gobolka Bari ee maamulka Puntalnd ayaa shaaciyay in Dawlada Hoose iyo maamulka gobolka ee Boosaaso ay sameeyen xubno ka difaaca dhanka Media xili uu soo bandhigaayay wax qabadkiisi lixda Bilood ee ugu Horeeyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maah taniw ax Ku cusub dhaga shacabka soomaaliyed balse maamulada dalka Soomaaliya iyo xubma kale ee Dawlada Fadraalka ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxay Samaysten dad Baraha Bulshada Ka Difaaca Dhaliilaha ay soo bandhigan Warbaahintu,