Deg Deg Daawo::Jaaliyada Dhulbahante iyo Warsangali Oo Shir Balaadhan Qabtay

Waxaa ka dhacay dalka Mereykanka gaar ahaan Magaalada Minneapolis Kulan balaadhn oo ay ku midoobaayen Jaaliyaddaha Beelaha warsangali Dulbahante Ama khaatumo iyo maakhir,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay xaalada deegaanada SSc islamarkaana waxaa lagu lafo guray arrimo badan oo xaasaasi ah,