War Deg Deg Ah::Qarax iyo Weerar ka dhacay Huteel ku yaala Gaalkacyo

Qarax iyo Weerar ka dhacay Huteel ku yaala Magaalada Gaalkacyo Dhinaca Galmudug ka Taliso waxaana la sheegin in Saraakiil uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidamada lugta Gen Abdixamiid Mahamad dirir ay daganaayeen

Taliye abadixamiid iyo saraakiisha kale waxaa la xaqiijin inay Bad Qabaan waxaase dhibaato soo gaartay ilaaladoodi

Weerarkaan Qarax ayaaa ka horeeyay kadib Rag hubeetsan ayaa Rasaas bilaabay ilaa hadana waa socotaa Sida uu Khaatumonews usheegay Goob joogo ku sugan aagaas