Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe ayaa ka hadlay dhalinyarada Maamulka somaliland ee Ku qulqulaysa Caasimada soomaaliya ee Muqdisho,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAAN KA DAAWO VIDEO

Faysal cali waraabe ayaa sheegay in dhalinyaradii Hargaysa ay ku tabaalaysan yihiin Xamar islamarkaana qeybo kamid ahi ay ka dawarsanayaan Xamar,