Daawo:Lafta-geen Oo Buufis Ka Qaaday Ereyga Xasuuq Ayaa Ka Dhacay Baydhabo,

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Lafta-gareen oo xalay xaflad balaadhan ku qabsaday magaalada Baydhabo taaso ujeedkeedu ahaa Dabaaldaga Sanad Guuradii koobaad ee ka soo wareegtay xilii ay xukumada Farmaajo sida afduubka ah ugu fadhiisisay Kursiga Mamulkaasi,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Lafta Gareen ayaa sheegay in Uu aad uga xun yahay in Baydhabo lagu tilmaamo Meel Xasuuq ka dhacay oo dulmi iyo cadaadis ka jiro.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa xiligii kursiga lagu fadhisinaayay waxaa ka dhacay Baydhabo Xasuuq shacabak oo ciidanka itoobiya iyo kwua Booliska Soomaaliya u geesten Dad ka soo hor jeeday Lafta gaaren islamarkaana taageersana Roobow.