Daawo:Muuse Biixi Oo Weftiga Beesha Caalamka u Cadeeyay Hal Qodob,

Muuse Biixi, ayaa wefdiga Beesha Caalamka ee uu maanta la kulmay u sheegay in ay ka go’an tahay xukuumadda in waddankan Doorasho ka dhacdo.