
Waxaa Goordhaweyd Warbaahinta kula hadlay Duleedka Magaalada Buuhoodle Maleeshiyaad Ay isku Hayb yihiin wasiirka Hawlaha Guud ee Maamulka Isaaq Cabdirahiid Ducaale Qambi,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maleeshiyaadkan oo wata afar gaadhi islamarkaana ah kuwo isku jifo ah ayaa ku celcaliyay hadal ah in ay u taagan yihiin Difaaca Qadiyada Goobi Goosadka beesha isaaq,

38 total views, 1 views today