
Shir Saxaafadeed uu hada ku qabtay GUDAHA Buuhoodle afhayeenka Jabhada SSC Xamse xasan geelle, ayuu uga hadlay war kasoo baxay maleeshiyaad isku sheegay inay yihiin SNM oo ka hadlay Buuhoodle,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xamse xasan Gelle ayaa sheegay in Buuhoodle aysan joogin wax maleeshiyaad SNM ah balse ay yihiin maleeshiyaadkasi kuwo markii ugu war danbaysay sheegan jiray puntland hadana isku badalay maamulka Beesha Isaaq,
Ugu Danbayn Shacabka SSC ayuu ka raali galiyay dhawaaqa Wuxuushnimada ah ee ka soo yeedhay kooxdaasi sheegatay inay Buuhoodle joogan

68 total views, 1 views today