Deg Deg Daawo:;Cuqaasha Buuhoodle Oo taageeray Jabhada SSC

caaqil maxamed ismaciil gurux oo ka mid ah madax dhaqameed gobolka cayn ayaa maanta taageeray jabhada S S C oo dhawaan lagaga dhawaaqay gobolka cayn,